Share with your friends via email

Howlgalkii Suuqa Bakaaraha oo lagu soo qabtay dad Bartilmaameed ahaa

Ciidamada ammaanka Somaliya oo Salaadii Subax ee saaka howlgal ka bilaabay Suuqa Bakaaraha iyo guud ahaan wadooyinka soo gala, ayaa howlgalkii ay ka sameeyeen Suuqaasi waxa ay ku soo qabteen dad Bartilmaamed ahaa oo ciidamada ay doon doonayeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip