Share with your friends via email

Maxkamadda Dambiyada ICC oo ku Riday Xukun Xabsi ah Ruux Bur-buriyay Goobo Taariikhi ah

Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee Xarunteedu tahay Magaalada Hague ee Wadanka Netherlands, ayaa sagaal sannadood oo xabsi ah ku xukuntay, Ahmed Al-faqi Al-Mahdi oo lagu helay dambi ah inuu burburiyay goobo taarikhi ah oo dalka Maali ku yaalla.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip