WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 22-KA SABTEMBER 2016KA
MADAXWEYNAHA OO MAR KALE KU BAAQAY IN LA DHOWRO NIDAAMKA IYO HABRAACA DOORASHADA 2016KA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay aa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee la filayo in d