10-guuraddii ka soo wareegtay aasa aaska Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Bariga Afrika oo la xusay
Waxaa Caasimadda dalka Uganda ee Kampala lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 10-sano guuradii ka soo wareegatay aas aaska Mashruuca difaaca xuquuqda aadanaha ee Bariga Afrika (EHAHRDP).
Munaasabadda ayaa waxaa lagu soo bandhigay Documentary iyo mu