WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 17-KA AGOOSTO 2016-KA
RUUSHKA OO BILAABAY INUU ISTICMAALO SALDHIG KU YAAL IIRAAN, SI UU UGA DUQEEYO SUURIYA
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay inay bilowday isticmaalka saldhig ku yaala galbeedka dalka Iiraan, si halkaas diyaaradahooda dagaalka uga kacaan, una du