WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DAAGOOSTO 2016-KA
MICHAEL KEATING "CULEYS KASTA OO JIRA WAA IN DOORASHADA WAQTIGEEDA KU DHACDAA"
Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Somaliya ayaa ka hadlay Doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo sanadkaan gudihiisa iyo taageerada Qaramada Midoobay