Share with your friends via email

Nabad Suggida oo Muqdisho ku qabatay gaari waxyaabaha qarxa iyo hub ay saaran yihiin

Ciidamada Nabad Suggida Somaliya oo howlgal ka sameeyay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho xalay, ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigeen gaari ay saaran yihiin waxyaabaha Qarxa iyo hub.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip