Share with your friends via email

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kormeeray Sida loo bixinayo Raashin gargaara oo la geeyay qaar ka mida degmoyinka Gobolka:-{SAWIRO}

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md: Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray sida loo qeybinayo Raashin gargaar ah oo la gaarsiiyay qaarka mida degmooyinka Gobolka oo ay ka mid yahiin Yaaqshiid, Boondheere, Waabari iyo X/Jajab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip