Dowladda oo dalka kusoo celisay muwaadiniin laga soo daayay xabsiyada Libya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah, kuwaas oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya.
Diyaaradda sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 151 qof oo dhallinyaro u badan, waxaana si we