Rektorka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, iyo Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furay Laabka Warbaahinta ee Al Jazeera, oo laga hirgeliyey Qaybta Saxaafadda ee Kulliyadda Culuumta Bulsha