Ruushka oo weerar culus ku qaaday caasimada Ukriane ee Kyiv
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay dhowr iyo toban kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar habeeninmo oo uu Ruushka ka geystay caasimadda Ukraine ee Kyiv.
Booliiska Ukraine ayaa sheegay in labada qof ee meydadkooda laga helay goobtii weerarka ka dhacay