Share with your friends via email

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada " VIA MOSCOW"

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarigga ka jaray wadada dib loo dhisay ee VIA Moskow, taas oo isku xirta buundooyinka degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi. Wadadan oo ka m

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip