Share with your friends via email

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada oo gaaray magaalada Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan Wasiirrada Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabe

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip