Suxufiyiinta ka tirsan Telefishinka Al-Jazeera oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gaza.
Wariye caan ah oo ka tirsan Telefishinka Al Jazeera ee laga leeyahay dalka Qadar ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa'iil ka geysatay Qasa, taasoo sidoo kale lagu dilay ilaa afar ka mid ahaa saaxiibbadii la shaqeynayay.
Anas al Sharif ayaa lagu we