Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq oo uu hoggaaminayo La-taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Sarreeye Guud Ziyad Daha Cali iyo