Share with your friends via email

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan al-shabaab oo lagu qabtay dagaalkii Bariire

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dhawaan gacanta ku dhigay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo bandhigay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay dagaalkii ka dhacay halkaasi. Weriye Zakariye Qaasim Bag

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip