Share with your friends via email

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Guddoomiyaha SODMA uga waramay xaaladda bini'aadantinimo ee Galmudug

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle oo ku kulmay xarunta dhexe ee hay'adda ayaa kawada hadlay xaaladaha adag ee bani'aadannimo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip