Baadigoobka dad lagu la'yahay daadadkii Texas oo weli socda
Daadad xooggan ayaa ku dhuftay gobolka Texas ee dalka Mareykanka, waxaana ku dhintay tobaneeyo qof oo ay ku jiraan carruur, halka ay jiraan qaar kale oo weli la la'yahay.
Kooxaha samatabbixinta ayaa ku howlan baadigoobka dad u badan carruur o