Faransiiska oo doonaya in la aqoonsado dowladda Falastiin
12-ka qof ee saarnaa doonta Madleen ee saaka Israa'iil ka qabsatay biyaha badda Mediterranean-ka waxaa ku jirta Rima Hassan oo ah xildhibaanad Faransiiska ku matasha Baarlamaanka Yurub.
Faransiiska ayaa ka mid ah dalalka hormuudka ka ah baaqy