Maleeshiyaad Hubeysan oo weerar ku qaaday xabsiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ee dhanka Puntland ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaaday saldhiga xabsiga magaaladaasi.
Maleeshiyaadka ayaa beegsaday xabsiga oo ay ku xiran yihiin maxaabiis xukuman iyo