Wafdi ka socda ciidanka Özel Harekat ee Turkiga oo Muqdisho soo gaaray
Wafdi Saraakiil ah oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Xerada Haramcad ee General Farxaan Mohamoud Qaroole.
Booqashadan ayaa qayb ka ahayd xoojinta iskaashiga dhinaca amniga i