NISA oo dishay horjooge sare oo ka tirsanaa al-shabaabta
War-saxaafadeed kasoo baxay Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan ay xalay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee gobolka Shabellaha hoose.
Qoraalka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay h