Share with your friends via email

Soomaaliya iyo Nigeria oo iska kaashanaya dhowrista xogta

Hay'adda Dhowrista Xogta dadwaynaha Soomaaliya (DPA) iyo Guddiga Ilaalinta Xogta Nigeria (NDPC) ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac ee ku aaddan arrimaha ilaalinta xogta iyo astur

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip