Share with your friends via email

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Kenya uga qaybgalaya shirka IATA

Wafdi heer sare ah oo ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uuna hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux isla markaana uu qeyb ka yahay Maareeyaha Guud ee Hay'adda Duulista

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip