Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar Amb. Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir oo safar shaqo ku joogo