Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Agaasimaha Guud
To:
From:
Your Name:
Message: