Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa Degmada Dharkeynley ugu qeyb galay Kulan lagu tageerayay xasilinta Caasimadda iyo Is-Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee ka socda Degmooyin