Taliyihii hore ee CXD Gen Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa sheegay inuu jiro isku milan Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab ama kuwa u adeegaya Kooxdaasi, waxaana uu wax laga xummaado ku tilmaamay in la dayacay ammaanka Taliyihii 14ka Oc