Share with your friends via email

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Beledweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, Waxaana qaraxa uu si gaar ah ugu dhacay Xaafada Hawl-wadaag ee magaaladaasi. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay guri a

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip