Taliye kuxigeenkii hore ee Nabad Sugidda oo ka digay in Al-shabaab ay sameeyso wixii ka dhacay Syria iyo Afgaanistan
Taliye kuxigeenkii hore ee Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdisalaan Guulleed ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay ka hortagto khatarta ay lasoo baxeen Kooxda Al-shabaab, waxaana uu shaaca ka qaaday in Dowladda Soomaaliya ay la wareegto