Share with your friends via email

Maxkamadda Degmada Waaberi oo xukuntay lamaane iska duubay muqaalo anshax xumo ah

Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay nin iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyey in ay iska duubeen 124 muuqaal oo anshax xumo ah sida uu shaaciyay Gudoomiyaha Maxkamadda Abshir Cumar. Gudoomiyaha ayaa sheegay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip