Daacish oo sare u qaadday isticmaalka diyaaradaha qaraxyadu ku xiran ee ay ku beegsanayso ciidamada Puntland
Kooxda Daacish ee ka howlgasha Puntland ayaa sare u qaaday weeraradooda iyaga oo adeegsanaya diyaarado aan duuliye lahayn oo horumarsan.
Qaar ka mid ah diyaaradahaas ayaa ku qalabaysan kamarado lagu ogaan karo kulaylka, taas oo u suuragelinaysa in