Share with your friends via email

Itoobiya oo Soomaaliya iyo Rwanda kaga guuleysatay xubinnimada Golaha fulinta Midowga Afrika

Itoobiya ayaa Arbacadii loo doortay xubin ka tirsan Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) intii uu socday shirkii 46-aad ee Golaha Fulinta ee Addis Ababa, kaasoo mudadeedu noqon doonto saddex sano ah. 38-cod ayay Itoobiya ku guuley

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip