Al shabaabkii kasoo firxaday Dagaaladii ka dhacayay Gobolka Hiiraan oo gaaray Degmada Mahadaay
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ee kasoo firxaday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobolka Hiiraan ay gaareen degaano hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Il