Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland uu yahay qofka diidan in Al-shabaab laga saaro degaanada Jubooyinka waxaana uu tusaale usoo qaatay dagaalkii Ciidamada