Maamulka Puntland ayaa ku howlan talaabooyin adag oo looga hortagayo jarista geedaha, gaar ahaan arrinta ku saabsan dadka ku hawlan shidista dhuxusha, iyada oo si weyn looga golleeyahay in la xakameeyo dhibaatooyinka deegaanka ee ka dhasha falalkaas.