Magaalada Washington, D.C waxaa si weyn looga dareemayaa diyaar-garowga loogu jiro xafladda caleema-saarka madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, taasoo dhici doonta 20-ka Janaayo 2025. Munaasabaddan oo ah mid ka mid ah dhacdooyinka ugu