Share with your friends via email

Wariyeyaal lagu xiray magaalada Jowhar oo la sii daayay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in labo wariye oo 48-kii saac ee la soo dhaafay u xirnaa Ciidamada Nabadsugida ayaa xalay saqdii dhexe la sii daayay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip