Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa goor-dhow ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mud