Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa raali galin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu ugu gafay Madax-banaanida iyo Wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Safiirka ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda
To:
From:
Your Name:
Message: