Share with your friends via email

Madaxweynaha JFS oo labada aqal ee Baarlamaanka ka codsaday kulan gaar ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa kulan casho sharaf ah la qaatay Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo gudbiyey codsi ku saabsan kulan gaar ah

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip