Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay booqday mashaariic muhiim ah oo laga maalgeliyo Sanduuqa Wadajirka ee Soomaaliya (SJF) kuwaas oo ka socd