Share with your friends via email

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil loo tababaray xiriirka Bulshada

Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) oo uu wehliyo Aggaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Mundane Yuusuf Cali Maxmed ayaa galabta Tababar usoo xirey 64 kamid ah dhalinyarada Booliska la shaqaysa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip