Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Eritrea. Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid shaqo, waxa uuna kulamo la yeelan doonaa madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, iyaga oo ka wada hadli doono xirii
To:
From:
Your Name:
Message: