Guddoomiyaha hay'adda SoDMA oo Nairobi kula kulmay safiirka Sweden ee Soomaaliya
Guddoomiyaha hay'adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya Ambassador Joachim Waern oo ay wehliso Madaxa barnaamijka adke