Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulliyadda tababarrada Ciidamada Soomaaliya ee Turkisom ee magaalada Muqdisho uga qeyb galay xaflad lagu dhaariyay Askar loo diyaariyay Leyli-Sarkaal iyo furitaanka Sanad Du