Hadal jeedinta wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya, Turkiga iyo Ethiopia shirkii Ankara ka dib
Kadib markii uu soo dhammaaday wajiga 2-aad ee wadaxaajoodka aan tooska ahayn ee ay Ankara ku yeesheen wafdiyo ka socday Soomaaliya iyo Ethiopia oo uu Turkigu garwadeen ka ahaa ayaa waxaa jir jaraa'id wada qabtay wasiirka arrimaha dibadda Soomaa