Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Iskaashatada ayaa soo bandhigay dalagyada ay beertaan oo kala ah qud