Wasiir Maxamed Xasan " Waa mamnuuc in dalka la keeno Dawooyinka maandooriye ahaanta loo isticmaalo."
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada sii xoogeysaneysa ee maandooriyuhu ku haayo Bulshad, iyadoo dhallinyaro badan ay qabatimeen dawooyinka maandooriyaha loo isticmaalo.
Wasiir kuxigeenka wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka So