Share with your friends via email

Meydadka 89 muhaajiriin oo laga helay badda Atlantik

Ilaalada xeebaha dalka Mauritania ayaa soo saaray meydadka 89 qof oo tahriibayaal ah oo la socday dooni Isniintii ku degtay badweynta Atlaantik. Sagaal qof oo ay ku jirto gabar shan jir ah ayaa la soo badbaadiyay, balse tobannaan kale ayaa la la&

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip